Duqa Muqdisho oo shahaado Guddoonsiiyay Qaar Kamid Ah Ciidanka XDS
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ,ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad uu ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ,ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad uu ...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Xeer-ilalaiyaha guud ee Qaranka iyo guddoomiyaha maxkamadda Gobalka Banaadir, ayaa manata si wada jir ah ...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka ...
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii ...
Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan ururka 4-aad, guutada 16-aad, ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaanka Tooratoorow ee gobolka Sabeellaa hoose. ...
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland iyo ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa ka qeyb-galay xafladda daah-furka daaraha mataanaha ah ee Idman-Towers oo ...
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan umadda ...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa dalka Costa Rica uga qayb galay shirka iskaashiga ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay danjiraha Qaramada Midoobay u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho