Baarlamaanka Puntland Oo Diiday Iibka Dhulka Xaruntii Dagmada Garoowe
Golaha wakiilada puntland, ayaa fadhigoodii 30aad ee kalfadhiga 50aad maanta la horkeenay mudanayaashana, lala wadaagay warqad codsi ah oo ka ...
Golaha wakiilada puntland, ayaa fadhigoodii 30aad ee kalfadhiga 50aad maanta la horkeenay mudanayaashana, lala wadaagay warqad codsi ah oo ka ...
Bangiga Adduunka, ayaa Soomaliya ugu deeqay $100 Miyan oo Dollar taas oo ah kabka Miisaaniyadda Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ...
Wasiir Wasaaradda Kaluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullaahi Bidhan Warsame, ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka wadamada ku ...
Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan ururka 25-aad, guutada 6-aad ee qeybta 60-aad iyo kuwa ATMIS qeybtooda Baraawe oo iskaashanaya ayaa ...
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka KGS ayaa Howlgalo ka dhan ah Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab waxay ...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay ...
Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah inay wax ka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ...
Wajiga koobaad ee shirka wadamada IGAD ku bahoobay ee looga hadlayay ka faa’ideysiga khayraadka biyaha ayaa lagu qabtay Maanta Magaaladda ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal kutalagal ah oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho