Guddoomiyaha hey’adda maareynta masiibooyinka oo kulan la qaatay guddoomiye ku xigeenka hey’adda maareynta masiibooyinka ee dalka Turkiga.
Gudoomiyaha Hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey’adda maareeynta Masiibooyinka Turkiga ee loo yaqaan ...
















