Wasiir Israa’iili ah oo amar ku bixiyay in calanka Falastiin laga dejiyo goobaha dadweynaha
Wasiirka cusub ee amniga qaranka ee Israa’iil ee ka tirsan midigta-fog ayaa ku amray booliiska in calanka Falastiin laga dajiyo ...
Wasiirka cusub ee amniga qaranka ee Israa’iil ee ka tirsan midigta-fog ayaa ku amray booliiska in calanka Falastiin laga dajiyo ...
Mr. Abdulahi Warsame Roble is the National media reporter in the Galgudud region and He has extensive experience in journalism ...
Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa galabta safaarada Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay hub ay ugu talagaleen ciidanka ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Cabdicasis Duwane Isaaq ayaa maanta shir guddoomiyey shirka fulinta qorshaha halbeegyadii ay ...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud oo uu wehliyo Xeer ku xigeenka Farxaan Xuseen Maxamed ayaa xafiiskiisa ...
Gudiga Dhaqalaha Ganacsiga, Warshadaha Iyo Maalgashiga waxa uu maanta shir wadatashi iyo is xogwareysi la yeeshay Wasaaradda Qorshaynta, maalgashiga iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa intii uu maanta ku guda jiray safarkiisa waxa uu dayaaradda ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo Xafiiska Ku qaabiley Wafdi ka socotey ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa maanta gaaray magaalada ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Wadada 30-ka ee magaalada Garoowe taasi oo dib ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho