Madaxweynaha JFS iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta degaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan ...
















