Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ...
Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen shire Bukhaari ayaa booqday Ciidamada xoreynta Deegaanka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya shirka caalamiga ah ee Cimilada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Mudane Nasa Ige in uu noqdo Lataliyaha xiriirka caalamiga ...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Xudur, ...
Shirkan oo ah midkii u horreeyay muddo sanno ka badan ay yeelanayaan Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee heer Federaal ...
Rag ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab,ayaa lagu dilay ku dhowaad 10 kalane way ku dhaawacmeen, howlgal qorshaysan oo Ciidanka gaarka ah ...
WAR-SAXAAFADEED قال الله تعالى " وتعاونوا على البر والتقوى ولا تعاونوا على ......"الإثم والعدوان Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha ...
Danjiraha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya u fadhiya wadanka Suudaan Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa maanta kulan la qaatey Wasiirka Caafimaadka Dawladda ...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu horkacayo, ayaa goordhow gaaray magaalada Xudur ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho