Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kulan La Qaatay Dhaqaatiirta Jabuuti “SAWIRRO”
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka aan walaalaha nahay ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka aan walaalaha nahay ...
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka amniga maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo uu ka mid yahay guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed ...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ...
Hay’adda İHH oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa gaarsiisay raashin bisil iyo lacag dadkii ku dhaawacmay qaraxii 29 October ee ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha ciidamada ayaa hadal dhiiri-gelin iyo dardaaran isugu jira u jeediyay ciidamo ...
Wasaradda Beeraha iyo Waraabka JFS oo uu hogaaminaayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda mudane Asad Cabdirizaq Maxamed ayaa soo gaaray Xarunta Dhexe ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta waxaa uu kormeer ku tagay ...
Hay'adda İHH İnsani Yardım Vakfı oo ah Hay'ad Turki ah kana shaqeysa Caawinta, ayaa soo gaartay Xarunta Dhexe ee Hay'adda ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga gurmadka Qaran ee Xukuumadda Dr Cali Xaaji Aadan, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho