Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay La-Taliyaha Sare ee La dagaallanka Fikradaha Xagjirnimada ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ...
















