Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ugu amba-baxay furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan ...
















