Isbahaysiga NATO oo kulan ka yeelanaya Colaadda Ukraine.
Taliyayaasha Guud iyo Madaxda Ciiddamada dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO ayaa la sheegay inay bishan January 18-da ilaa 19-da ...
Taliyayaasha Guud iyo Madaxda Ciiddamada dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO ayaa la sheegay inay bishan January 18-da ilaa 19-da ...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay ...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa maanta dhagax dhigey Xafiisyo Wasaaradda Xanaanada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ...
Wasiirka amniga qaranka Israaโiil ee midigta fog, Itamar Ben-Gvir ayaa manta oo talaado ah galay dhismaha uu ku yaallo masjidka ...
Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ku sheegay in Xukuummadda dan-qaran daddaal weyn ku bixinayso ...
Khawaarijta oo dagaalkii ugu weynaa ku qaaday Kuliyaadka 5-ta ah ee diintu ilaalisay mudadadii 15 ka sano ahayd ee la ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda, Safiirka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta oo Isniin ah ku sagootiyay xafiiskiisa Wasaaradda ee ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Kormeer shaqo ku tagay xarunta Taliska Ciidanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho