Wasiir ku xigeenka Awqaafta XFS oo boqolaal ruux kula hadlay Masjidka Arbaca Rukun
Wasiir ku xigeenka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Saalax Shariif ayaa manta khud-bada la xiriirtay waxyeelada kooxaha argagixisada iyo sida ay ...
Wasiir ku xigeenka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Saalax Shariif ayaa manta khud-bada la xiriirtay waxyeelada kooxaha argagixisada iyo sida ay ...
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia ...
Wasiirka waxbarashada XFS Mudane Faarah Sheekh Cabdulkadir ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ka go’an tahay sidii wax loogu qaban ...
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ayaa fashilayay,isla markaana ka hortagay weerar gaadma ah oo ay khawaarijta Alshabaab saakay waabirigii kusoo qaadeen ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlawe iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa ayaa booqday deegaanno dhawaan laga xoreeyay ...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shirkii ugu horreeyay ee Guddiga Maalgashiga Shisheeye, tan ...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) oo maalmahaan safar shaqo ku joogay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashada rasmiga ah ee dalka Djibouti uu ...
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mudnaanta ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho