MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYEY SHACABKA SOOMAALIYEED GUUSHA XULKA KUBADDA CAGTA EE 17-JIRRADA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ...
















