Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Caalimiga Ah Ee Faraxalka Oo Lagu Qabtay Baydhabo 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Caalimiga Ah Ee Faraxalka Oo Lagu Qabtay Baydhabo 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada xuska maalinta caalamiga ah ee farxalka Adduunka oo maanta oo kale looga dabaaldego dunida oo idil,ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, waxaana ka soo qeybgalay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xuskaan oo Wasaaradda Caafimaadka ay qabato sanad walba, ayaa waxaa bulshada loogu wacyigeliyaa sidii ay ugu dadaali lahaayeen gacmo dhaqida oo ah aasaaska koowaad ee nadaafada, taas oo xitaa diinteena suuban ay ina fareyso in la joogteeyo.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026
Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

September 26, 2026

Munaasabada waxaa ka soo qeybgaley Guddoomiyaha Arrimaha Samafalka ee Maamulka Gobolka Baay, qaar ka mid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradaha Caafimaadka, Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha iyo Maamulka iyo Ardada Iskuulka Gabdhaha ee Abdalla Deerow iyo marti sharaf kale.

Madaxa Fayadhowrka iyo Caafimaadka Deegaanka ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Eng. Cabdi Xuseen Ibraahin oo ka hadlay Ayaa yiri ” Nadaafada gacmaha oo lagu dadaalo waxay muhiim u tahay ka hortagida Cudurada iyo bedqabka bulshada”

Qaar ka mid Agaasime waaxeedyada Wasaaraddaha Biyaha iyo Caafimaadka oo goobta ka hadley ayaa aad u faahfaahiyey ujeedada munaasabada iyo muhiimada Nadaafada Gacmaha.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Arrimaha Samafalka Maamulka Gobolka Baay

Ayaa yri ” Waa in bulashada lagu baraarujiyo Nadaafada gacmaha iyo guud ahaan nadaafada bay’ada.”.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa agabka nadaafada guddoonsiisay ardada iskuulka Gabdhaha ee Abdala Deerow iyo qaar kale taas oo muujineysa muhiimada uu fayadhowrku u lee yahay bulshada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Ka Hadlay khataraha Amniga Ee Qaarada Afrika

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo U Hambalyeeyay Xulka Qaranka Ee Da’yarta Ka Yar 17 Sano

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo U Hambalyeeyay Xulka Qaranka Ee Da’yarta Ka Yar 17 Sano

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo U Hambalyeeyay Xulka Qaranka Ee Da'yarta Ka Yar 17 Sano

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay maalinta labaad...

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In