Ku simaha Madaxweynaha JFS dalka oo booqday Ciidanka xooga dalka ee ka howlgala xudur
Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday ...
















