Wasiirka Qorsheynta XFS Oo Soo Bandhigay Qorshaha Dowladda Ee Deegaannada Laga Saaray kooxaha Argagixisada
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-beena ayaa guddoomiyay shirkii saddexaad ee Guddiga ...
















