Ciidanka Xoogga Dalka Oo Dilay Seddex Xubnood Oo Ka Tirsanaa khawaarijta
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, ayaa degaanka Moqo-kori ee Gobolka Hiiraan ku dilay horjoogayaal katirsan nabadiidka Al-shabaab. Howlgalka oo ahaa mid ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, ayaa degaanka Moqo-kori ee Gobolka Hiiraan ku dilay horjoogayaal katirsan nabadiidka Al-shabaab. Howlgalka oo ahaa mid ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa xarigga ka ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay shuhadadii ku shahiiday ...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow,ayaa xafiiska ku qaabilay Guddiga Heer sare ah ...
Waxaa xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho ka qabsoontay munaasabad lagu xusayo halyeeyadii ku shahiiday dagaalka lagula jiro argagixisada Al-Shabaab, ...
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in goordhaw diyaarad siday dad rayid ah ay ku burburtay agagaarka dhismo dabaq ah oo ku ...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta argagixisada kala wareegay degaanada Masjid Cali Gaduud iyo Buurdacaar oo ka wada tirsan gobolka Shabeellaha ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu soo dhoweeyay Aqalka Boqortooyada dalka ...
Dalalka Faransiiska, Ingiriiska iyo Jarmalka ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka dalbadeen in baaritaan lagu sameeyo diyaaradaha aan duuliyaha ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid, oo hore u dilay Wasiirkii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho