Dolwadda Soomaaliya Oo Mamnuucday Baahinta Wararka La Xariira Argagixisada
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo Shir jaraa'iid ku qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanaka ...
















