Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay degaannada Jiciboow iyo Garasyaani ee gobolka Hiiraan.
Ciidaanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howl-gallo lagu sifeeynayo kooxda argagixisada ah ka sameeyay deegaannada ku xeeran Jiciboow iyo Garasyaani ...
















