Argagixisada Al-Shabaab oo qarax miino ku dishay afar qof oo shacab ah
Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in argagixisada Al-Shabaab ay qarax Miino ku dishay afar qof oo ...
Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in argagixisada Al-Shabaab ay qarax Miino ku dishay afar qof oo ...
Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada seddax ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. ...
Guddiga doorashada Galmudug oo shahaadooyinka Musharaxanimada guddoonsiiyey musharaxiinta kala ah, Cabdullaahi Aadan Kulane iyo Xasan Cabdi Jaamac oo ku tartami ...
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada sadexdii kursi ee u dambeeyay ...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xariga ka jaray dhisme iyo ...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta guddoomiyey kulanka guud ee golaha wasiirada maamulkaas. Shirka golaha wasiirada ayaa ...
Kullan ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf ku qaabilay Wasiirka ...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid abwaan Cabdi-kariin Faarax Qaarey "Jiir" oo xanuun dhanka wadnaha ...
Alle ha u Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho Maanta ku geeriyooday Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir, kaas oo maalmihii la soo ...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay, in shan ka mid ah shaqaalaheeda lagu afduubtay koofurta Yeman, xilli ay kusii jeedeen magaalada Caden. ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho