Cabdisamad Macalin Maxamuud oo loo doortay xildhibaan Golaha Shacabka ah
Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay 139 ee Golaha Shacabka oo saaka lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ka ...
Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay 139 ee Golaha Shacabka oo saaka lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ka ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Kumaandooska ee Gorgor ayaa dhoolatus ku saabsan hannaanka loola dagaalo ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa qabanaysa Munaasabadda Xuska Maalinta Xanuunka Kansarka ee Adduunka 4th February 2022, Wasaaradda Caafimaadka waxa ...
Haweenka magaalada Dhuusamareeb oo yeeshay kulan ayaa ku baaqayay in si shuruud la'aan ah loo joojiyo Dagaalka maalmihii la soo ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan lagu soo bandhigayey Siyaasadda Isticmaalka Dhul-Beereedka Mas'uuliyiinta Wasaaradda Beeraha, Xubno ...
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Cabdi saciid Muuse Cali, iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Adisababa ee dalka ...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster, ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf Qanyare oo ay weheliyaan qaar ...
Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in diyaaradaha dagaalka Turkiga ay duqeeyeen gooba ay ku sugnayeen maleeshiyaadka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi, kula kulmay Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho