Ciidamada Xoogga dalka oo degaanno cusub kala wareegay argagixisada
Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta argagixisada kala wareegay degaanada Masjid Cali Gaduud iyo Buurdacaar oo ka wada tirsan gobolka Shabeellaha ...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta argagixisada kala wareegay degaanada Masjid Cali Gaduud iyo Buurdacaar oo ka wada tirsan gobolka Shabeellaha ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu soo dhoweeyay Aqalka Boqortooyada dalka ...
Dalalka Faransiiska, Ingiriiska iyo Jarmalka ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka dalbadeen in baaritaan lagu sameeyo diyaaradaha aan duuliyaha ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid, oo hore u dilay Wasiirkii ...
Kalfadhigii 38-aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta uga socday Magaalada Ifran ee Boqortooyada Marooko, ayaa laga soo saaray qaraaro ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi. ...
Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Ceelberde waxaana garoonka diyaaradaha degmada ku soo dhoweeyey maamulada degmooyinka ...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho ...
Ciidamo madani ah oo ka socda degmada Ceelberde ee gobolka Bakool ayaa ku biiray dadaaladaa loogu jiro ka qeyb qaadashada ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba-gabeysay hannaanka toosinta iyo dhammaystirka heshiisyada wadaagga wax-soosaarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho