Dhuusamareeb: Ciidamada xoogga dalka oo lagu wareejiyay deeq isugu jirta Xoolo iyo Raashin “SAWIRRO”
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb Macalin Cabdirahman Cali Maxamed "Geedaqorow"oo ay wehliyaan Wasiiro iyo qaybaha bulshada Dhuusamareeb sida hoggaanka ururada haweenka, ganacsatada, ...