Xildhibaan Buraale” Al-shabaab in la jabiyo waxaa sababteeda lahaa kaalinta shacabka iyo kacdoonka ay sameeyeen”.
Howlgaladan ay iska kaashanayaan ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa maleeshiyada Al-shabaab looga xoreeyo deegaano badan oo ka tirsan ...
















