Ciidanka xoogga dalka oo maanta Al-shabaab kala wareegay deegaanno muhiim u ahaa argagixisada.
Ciidanka Daariishta Gobolka Shabeellada hoose iyo Qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga Dalka Ayaa Maanta la wareegay Gacan ku haynta ...
Ciidanka Daariishta Gobolka Shabeellada hoose iyo Qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga Dalka Ayaa Maanta la wareegay Gacan ku haynta ...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, waxay halkan ku soo gudbinaysaa bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku ...
Saraakiisha Ciidamada Guutada 9aad Qeybta 60-aad ee CXD iyo Maamulka Gobolka Bakool ayaa horkacayay howgalladaan maanta laga sameeyay deegaanno hoos ...
Xafiiska Ergayga Gaarka ee dib u soo celinta Muhaajiriinta iyo Carruurta ee Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dalka dib ugusoo celiyey ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo Dhallaanka ...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ee dhowaan kooxda argagixisada Al-shabaab ka xoreeyay degaanno badan oo ka mid ah gobolka ...
Wasaaradda warfaafinta dhaqanka Iyo dalxiiska XFS ayaa maanta Magaaladda Muqdisho ku qabatay munaasabad ku saabsan maalinta dalxiiska Adduunka. Munaasabaddan oo ...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay gaaray magaalada Ottawa ee ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka ...
Deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayey Ciidanka Xoogga Dalka ka sameeyeen howlgal qorsheysan oo lagu burburinayo meelaha gabaadka ay ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho