Agaasimaha guud ee warfaafinta XFS oo qalab warbaahin kala wareegay ciidanka Talyaaniga ee ku sugan Soomaaliya.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdullahi Xayir Ducaale iyo Agaasimaha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed-Kaafi ...
















