Dhagarqabayaal Miino Ay Aasayeen Kula Qaraxday Deegaanka Baardhabaq
Saddex dhagar qabe oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa miino ay ku aasayeen deegaanka Baardhabaq ee ka tirsan Degmada Buula-burte ...
Saddex dhagar qabe oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa miino ay ku aasayeen deegaanka Baardhabaq ee ka tirsan Degmada Buula-burte ...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mdudane Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) oo xalay safar shaqo ku gaaray ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Guddoomiyay shirka guddi hoosaadka Golaha Wasiirada ee tiirka Cadaalad iyo ...
Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in cidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya ay si rasmiga ...
Shirka wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa si rasmi ah maanta uga furmay magaaladda Muqdisho. ...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaarkii ugu horeeyay u dirtay deegaannada gobolka Hiiraan ee laga xoreeyay kooxaha argagixisada ah ee Al-Shabaab, ...
Wasiiro, Xildhibaanno ka mid ah Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Guddoomiyaha Gobolka Hiiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Madaxa Hey’adda TIKA ee dalka Turkiga Mr. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu ka qeyb Meertada ...
Ciidamada xogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is kaashanaayo ayaa maanta Argagaixisada Alshabaab kala wareegay Deegaanada ka ah; Saydheelow, Buula ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho