Shacabka Ku nool deegaanka Caada-kibir oo u istaagay in ay iska dulqaadaan kooxaha argagaxisada ah ee Al shabaab.
Deegaanka Cadakibir Ee Gobolka Galgaduud Waxaa Ka soconayo Dhaqdhaqaaqyo Xooggan oo ay dadka degaanka iska celinayaa Maleeshiyada Al-Shabaab oo baneeysatay ...
















