Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shir weynaha AGRF-Summit
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS iyo wafdi uu hogaaminaaye ayaa kaga qeyb-galey caasimada Rwanda ee Kigali Shir weynaha AGRF-Summit ...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS iyo wafdi uu hogaaminaaye ayaa kaga qeyb-galey caasimada Rwanda ee Kigali Shir weynaha AGRF-Summit ...
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane , Abshir Cumar Huruuse ayaa booqasho ku tagey xarunta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada ...
Ciidanka Kumaandooska Danab, gaar ahaan Ururka 5-aad guutada-16 ee XDS ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu ciribtirayo argagixisada ka sameeyay deegaanada ...
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Huruuse ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaare ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruse iyo wafti uu hoggaaminayay ayaa ka qayb galay shirka 158-aad ee Wasiirrada Arrimaha ...
Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo warbixin ka dhagaystay Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka ayaa boggaadiyay dadaalka iyo ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac ayaa shir gudoomiyey kulankii ugu horeeyey guddi hoosaadka Golaha Wasiirada ...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee XDS Gaar ahaan Ururka 5aad Guutada16 Danab ayaa Howlgalo Qorsheysan oo lagu baacsanayo Argagixisada ka sameeyay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ...
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS wuxuu kulan kula yeeshay Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa La-taliyaha Madaxweynaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho