Madaxweynaha Dalka “Dadka Soomaaliyeed Waxa Ay Leeyihiin Maanta Hal Cadow Oo Ay Tahay In Ay Cudud Iyo Caqliba U Mideeyaan”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ...
















