Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Mudug oo amartay in cid kasta oo Gaalkacyo ku haysata hub sharci darro ah lagala wareego
hawlgalo ciidamada amniga puntland ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacayo ayey kusoo qab qabteen hub noocyo kala duwan isugu jira isla ...