Maxamed Xasan Nuur oo ka tirsanaa Argagixisada oo isa soo dhiibay
Maxamed Xasan Nuur oo katirsana kooxda Argigixisada Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ...
Maxamed Xasan Nuur oo katirsana kooxda Argigixisada Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ...
Shirkii Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada argagixisadu shacabka ku dhibaateeyaan, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka ...
Ciidanka Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa in ka badan 40 ka tirsan Maleeshiyada Argagixisada Al-Shabaab ku dilay deegaanka Ceel ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa deeq Raashiin ah gaarsiiyay Barakacayaal ku sugnaa ...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Cabdiraxmaan Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay jaaliyadda ...
Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo ...
Cabdulaahi Cali Xuseen (Cali Qoodaar) oo Maleeshiyaadka kooxda Al shabaab ka Askareeyeen Magaalada Bacadweyne oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa ...
Labo ayaa dhimatay tiro kalena waxaa la soo sheegayaa in ay ku xanuunsadeen ka dib markii ay ka cabbeen ceel ...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir oo ay wehelinayaan ...
Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Xildhibaan Cabdisaabir, Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo Saraakiil ka tirsan ciidanada xoogga ayaa maanta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho