Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Ka Qeybgalay Daah-furka Qorshaha Qaranka Ee haweenka
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre,ayaa maanta daah-furay Qorshaha Qaranka ee kaallinta haweenka ku leeyihiin amniga iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre,ayaa maanta daah-furay Qorshaha Qaranka ee kaallinta haweenka ku leeyihiin amniga iyo ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo la kulmay Odeyaasha Dhaqanka degmada Eyl ee Gobolka Nugaal,ayaa uga warbixiyey ...
Janaraal: Talwane Axmed Guray iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa kormeeray goobihii dhawaan ay Ciidamada qalabka side ...
Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho Sharkaan ayaa looga hadlayaa nidaamka Maaliyadda dalka ...
Deegaanka Cadakibir Ee Gobolka Galgaduud Waxaa Ka soconayo Dhaqdhaqaaqyo Xooggan oo ay dadka degaanka iska celinayaa Maleeshiyada Al-Shabaab oo baneeysatay ...
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee dowladda ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Basra iyo deegaano kale oo ku ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe),ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho tacsi ...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa maanta kulan isugu jira Isbarasho ...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ...
Dawlad-gobolleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa boggaadiyay doorka taageerrada Bulshada ee mashruuca SAGAL. Barnaamijkan oo qeyb ka ah Siyaasadda Ilaalinta Bulshada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho