Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayay Madaxa Barnaamijka horumarinta Dowladaha Hoose ee UN-JPLG
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ...
















