Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Caleemo Saarka Madaxweyne William Ruto
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nayroobi kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka ...
















