Howlgalada lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyada Al-shabaab oo ka socda Galmudug
Saraakiisha ciidamada xoreynta deegaanada koonfurta gobolka mudug ayaa sheegay inay sii wadayaan dagaalka gobolka Mudug looga ciribtirayo maleeshiyaadka Al-shabaab Saraakiishaan ...
















