Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Soo Saaray Liiska 14-ka Guddi Ee Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddi ee Golaha iyo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddi ee Golaha iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed ...
Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Kenya (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha ee Kenya. ...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir, Wasiir ...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta kulankii ugu horreeyey la ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Faarax Sheekh Cabduqaadir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda, ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa goobjoog ka ahaa Munaasabad Xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu kula wareegaayey ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fardowso Cismaan Cigaal oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Wasaarada Mudane.Maxmaed Cumar Cali ...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan oo ay wehliyaan Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir ,Iyo Xildhibaan Maxamed Burale,yaa kormeeray deegaanka Teedaan ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho