Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Bahda Saxaafadda Uga Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Muuse
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa uga tacsiyeeyey ehellada, bahda saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, ...
















