Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Badqabka Bukaanka Oo Lagu Qabtay Baydhabo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Badqabka Bukaanka Oo Lagu Qabtay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Gobaleedka Soomaaliya gaar ahaan Waaxda Caafimaadka Qoyska iyo Adeegyada Bukaan Socodka, ayaa qabatay Munaasibada Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka.

Munaasibada Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Gobaleedka Soomaaliya mudane Osman Abdi Muse, Agaasimayaasha Waaxyaha, shaqaalaha kale Wasaaradda, madax ka socotay hay’adaha caalamiga iyo kuwa gudaha ah, Dhaqaatiirta iyo shaqaalaha kale ee Caafimaad ee ka howlgala xarumaha Caafimaad.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Maalintaan, ayaa la xusaa sanad walba 17 September waxaana loogu talagalay in kor loogu qaado ogaanshiyaha badqabka bukaanka, iyadoo sanadkaan munaasibada xuska maalintaan halhays looga dhigay ”DAAWEYN AAN WAXYEELA LAHAYN.

Ugu horreyn waxaa furay munaasibada Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Mudane Cumar Cabdi Muuse waxuuna ka sheekeeyay muhiimada ay lee dahay in la ilaaliyo badqabka bukaanka, waxuuna macno iyo miisaan weyn ku sheegay mowduuca xuska sanadkaan haddii ay ka dhabeeyaan shaqaalaha Caafimaadka in ay tahay guul weyn oo laga gaaray sare u qaadida badqabka bukaanka.

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Qoyska iyo Adeegyada Bukaan Socodka Naima Ahmed Addow ayaa sheegtay in badqabka bukaanka uu yahay qorshaha ugu horeeya ee la tacaalida bukaanka si looga ilaaliyo khatar dambe oo ka timaada daaweynta, waxayna fariin u dirtay dhamaan shaqaalaha caafimaad ee ka howlgala xarumaha caafimaad ee ku yaal dhamaan Degmooyinka iyo Gobolada Dowlad Gobaleedka Koonfur Gobaleedka Soomaaliya in ay ka shaqeeyaan sare u qaadida badqabka bukaanka iyadoo loo maraayo ka hortag, la tacaalid iyo la socoshada badqabka bukaanka.

Gunaanadkii munaasibada waxaa la isku raaacay in shaqo wadareed laga qabto adeeg bixinta bukaanka, ilaalinta waxyeelada dawooyinka iyo wacyigelinta bulshada ee khataraha ka dhasha daawooyinka aanan dhaqaatirtu qorin.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Tacsiyeeyey Nabadoonaddii Xalay Lagu Laayay deegaanka Abooray

Next Post

Xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland Oo Laga Daah Furay Gaalkayo

Next Post
Xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland Oo Laga Daah Furay Gaalkayo

Xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland Oo Laga Daah Furay Gaalkayo

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In