Riyaad iyo Athens oo kala Saxiixday heshiisyo muhiim ah
Dowladaha Sacuudiga iyo Giriiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo dhanka militariga, dhaqaalaha iyo amniga ku saabsan. Heshiiska ay maanta ...
Dowladaha Sacuudiga iyo Giriiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo dhanka militariga, dhaqaalaha iyo amniga ku saabsan. Heshiiska ay maanta ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa magaacabay wasiirro iyo ku xigeeno, iyadoo la isku badalay Wasaaradaha ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Telefishinka Qaranka Sharmake Maxamed Warsame ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda aan saaxibka nahay ee Masar ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulammo iyo wadatashi la sameynaya qeybaha kala duwan ee bulshada ...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan ...
Ra’iisulwasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamze Cabdi Barre ayaa sheegay inay xukuumaddiisu xoogga saari doonto waxyaabaha sida dhabta ah u ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay ...
Ciidamada kala duwan ee dowlad goboleedka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgallo qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Gobolka Bari halkaas ...
Magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Maanta lagu qisaasay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan halkaas ku dilay Allaha u Naxariistee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho