Cabdiraxmaan Sahal” Argagixisada waa ay ku jabeen kacdoonka shacabka, umana babac dhigi karaan awoodda ciidanka,”.
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ayaa xoojiyay howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab oo maalmihii dambe si xoogleh ...
















