Maamulka Gobolka Banaadir oo bur buriyay dhismooyin sharci darro ahaa oo laga dhistay hareeraha Waddooyinka
Dowladda Hoose ee Xamar ayaa howlgal lagu burburinayay dhismooyinka sharci darada ah ee laga dhisay hareeraha waddooyinka ka fulisay caawa ...