Madaxweyne Xasan Sheikh oo guddoomay Billad Sharafta ugu sarreysa ee ay Dowladda Jabuuti bixiso+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa xalay ka qeybgalay casho sharaf si heer sare ah ...
















