Lavrov: Washington waxay isku dayaysaa inay beddesho sharciyada Caalamiga ah
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov, oo booqasho ku tagay Iiraan ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu isku dayayo inuu wax ...
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov, oo booqasho ku tagay Iiraan ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu isku dayayo inuu wax ...
Kusimaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey ...
Dawladda Kuwait ayaa kala dirtay golaha baarlamaanka ee dalkaas, waxaana dhaxal-sugaha boqortooyada Kuwait uu ku baaqay in la qabto doorashooyin ...
Sida ay warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ururka 5-aad ee guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska Danab, ugu yaraan labo xubnood ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane ...
Duqa Degmada Gaalkcyo Mudane Cabdirahman Sheekh Xasan oo ay wehlinayaan qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Deeganka iyo Agaasimaha arimaha ...
Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Ethiopia Dr Abiy Ahmed ayaa si rasmi ah ugu casumay safaaradda JFS ee Addis Ababa munaasabad lagu ...
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa manta shirgudomiyay Shirka Amniga Galmudug. Shirka oo ay ...
Wasaaradda deegaanka iyo isbaddalka cimilada iyo horumarinta reer miyiga Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kusoo gabagabaysay shir lagu ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dalka ayaa maanta soo gaba-gabeysay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12-aad oo si ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho