Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Difaaca Oo Gaaray Uganda
Wafdigan uu hogaaminaayo Wasiirka difaaca XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ay wehiyaan taliyaha ciidanka xooga ganaraal Odawaa Yuusuf Raage iyo ...
Wafdigan uu hogaaminaayo Wasiirka difaaca XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ay wehiyaan taliyaha ciidanka xooga ganaraal Odawaa Yuusuf Raage iyo ...
Agaasimaha guud ee Isbitaalka Demartino Dr Cabdirizak Yuusuf Jalaaludiin ayaa maanta Isbitaalka ku soo dhaweeyay xubno ka socday Xafiiska Ra’iisul ...
Barakacayaashan maanta aan ku booqanay kaamka Himilow qaarkood todobaadyo ka hor ayay soo degeen waxayna ka soo barakaceen deegaanada Himilow ...
Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow ) ayaa maanta tababar u soo ...
War kasoo baxay Hay’adda OCHA ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha bini’aadantinimada xafiiskeeda Muqdisho ayaa lagu sheegay in khatarta macluusha ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa ku qaabbiley Wasiirrada magacaaban ee xukuumadda ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa uga mahadceliyay Mudanayaasha Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle oo maanta cod aqlabiyad leh ...
Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha, Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa maanta qaabilay masuuliyiin ka socday Qaramada Midoobay xafiisyadooda New york ...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta degmada Matamaan ku soo bandhigay hub kala duwan oo ay maleeshiyaaadka Al-Shabaab ...
Magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa maanta laga hirgeliyay saldhig cusub. Saldhiga oo ku yaala xaafadda Xera Kabida ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho