Saraakiil ciidan iyo Mas’uuliyiin kormeeray deegaanno dhaca Waqooyiga Hiiraan
Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Taliyaha qeybta 21aad iyo Guddoomiyaha Degmada Matabaan ayaa maanta kulan laqaatay ...
Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Taliyaha qeybta 21aad iyo Guddoomiyaha Degmada Matabaan ayaa maanta kulan laqaatay ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu kamid yahay Wasiir dowlaha Amniga Galmudug, ahna ...
Taliya Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka hadlay,Amni darada ka jirto Magaalada Muqdisho. Jeneraal Odowaa: ''Laga ...
Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Dalka iyo helistii xogta Ciidankii Eriteria ayaa ka socda KM4 Muqdisho. Banaanbaxaan oo ay soo aggaasimeen ...
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminaayo soo aaray degmada Wisil ee gobolka Mudug, ayaa ...
Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa howlgallo ka dhan ah Argagixsada AL-Shabaab ka sameeyay ...
Sida lagu shaaciyay ra’yi aruurin uu sameeyay xafiiska looga arrimiyo Ruushka ee Kremlin-ka, waxaa lagu ogaaday in sumcada madaxweyne Vladimir ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada ee xukuumadda Galmudug, kaas oo maanta lagu ...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gelinkii dambe ee maanta ka ambabaxay magalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho