Laftagareen oo shir guddoomiyay kulanka gollaha Wasiirada Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Guddoomiye shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ...















