Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka Caalamka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha ...
Kulan ay ka soo qeybgaleen Xubna ka socda Dowladda South Africa, Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee South Africa, qeybha kala duwan ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Mamulka Degmada Cadaado ayaa ka qeybgalay xafladda xariga looga jarayay Machadka Barashada Qira'aadka Quranka iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qaban qaabada xuska ...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta gurmad biyo dhaamin ah u sameeysay qoysas ay abaaruhu saameeyeen, kuwaasi oo ...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Mudan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa maanta kulan la ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Guud iyo Qeybaha Wasaaradda ayaa qaabilay Wafdi ballaaran oo ka socday Xafiiska Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Adan Maxamed Nuur-Madoobe iyo ku-xigeennadiisa oo ka qeyb galay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa10-aad, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho