Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daah furtay kulan muhiim ah
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u Heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka daahfurtay Magaalada Muqdisho kulanka wadatashiga Istaraatiijiyadda ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u Heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka daahfurtay Magaalada Muqdisho kulanka wadatashiga Istaraatiijiyadda ...
Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ...
Duullimaadyo la damacsanaa in lagu daad gureeyo qaxoonti Britain ku sugan ee horay loogu heshiiyay in la geeyo dalka Rwanda ...
Taliyihii saldhiga booliska magaalada Qardho ee Puntland ayaa u geeriyooday Rasaas ay ku fureen kooxo lagu sheegay inay yihiin kuwa ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur-Madobe ayaa maanta gelinkii dambe gurigiisa ku qaabiley danjiraha dalka aan walaalaha ...
Guddoomiye ku Xigeenka labaad ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug Faadumo Cabdi Cali oo maal mahaan kormeero ay ugu kuur galaysay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ka dib safar maalmo qaatay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare ...
Guddiga KMG ah ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta fadhigoodii koowaad yeeshay, iyagoo iska dhex doortay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho