Madaxweynaha JFS oo maanta laga helay COVID-19
Madaxwaynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta laga helay COVID-19. Xaaladda caafimaad ee Madaxwaynaha JFS ayaa ah mid fiican ...
Madaxwaynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta laga helay COVID-19. Xaaladda caafimaad ee Madaxwaynaha JFS ayaa ah mid fiican ...
Maamulka maxkamada darajada 1aad ee ciidanka Qalabka sida qeybta 27aad ayaa bilowday dhageysiga dacwad loo heystay 10 eedeysane oo lagu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar ...
Ergeyga Dowladda FS u qaabilsan ururka Iskashiga wadmada Islaamka(OIC) Dr.Ibraahin Aadan Muuse, ayaa waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Dr.Xuseen Ibraahin Taah ...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Ingiriiska Cabdiqaadir Xaaji Axmed kheyre ayaa kormeerey xabsiyada dalkaas oo ay ku jiraan maxaabiis Soomaaliyeed oo ...
Ergeyga Madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha iyo beni’aaadannimada mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan qadka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka ...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa Wasaaradda ku soo dhaweeyay Lataliya Sare Dr. Cali Daa’uud oo ...
Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiya Yaasin Samatar oo galinkii dambe ee maanta gaartay magaalada Garoowe ee ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo todobaadkan looga hadlay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho