Guddiga HDHF oo soo dhaweeyay shaacinta doorashada 2aad ee magaaladda Baraawe “SAWIRRO”
Guddiga doorashooyinka heer Faderaal oo soo dhaweeyay shaacinta deegaan doorashada 2aad ee magaaladda Baraawe oo ay taalo 26 kursi. Guddiga ...
Guddiga doorashooyinka heer Faderaal oo soo dhaweeyay shaacinta deegaan doorashada 2aad ee magaaladda Baraawe oo ay taalo 26 kursi. Guddiga ...
Daah-furka mashruucan waxa kasoo qeyb galay maamulka gobolka,kan dagmada Baledweyne Wasiiro iyo Xildhibanno ka socda Hirshabelle.Maayarka Magalada Baledweyne Nadar Tabaax ...
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Odayaasha Dhaqanka iyo Guddiga Doorashada beelaha Banaadiriga la yeeshay kulan ku saabsan hufnaanta doorashada ...
Guddiga maamulka Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland oo shaaciyay jadwalka doorashada 8 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa soo saaray jadwalka doorashada 6- ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ...
Sidada laga soo xigtay Saraakiisha wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, maamulka madaxweyne Joe Biden ayaa doonayo in uu Masar ka joojiyo ...
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed, oo ay weheliyaan xubno wasiirro ah iyo qaar ka ...
Maxkamadda sare ee Liberia, ayaa amartay in Brownie Samukai oo ahaa wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia, lagu xukumo labo sano ...
Guddiga hirgelinta doorashada Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shaaciyay qabashada doorashada qaar kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho